Daahir General Trading Company wuxuu ka shaqeeyaa Iibka badeecadaha kala duwan ee cuntooyinka iyo kuwo kale tan asaaskiisii sannadki 2014
Company-gu wuxuu leeyahey xarumo badan oo dalka gudihiisa ah si badeecada iyo adeega loo gaadhsiiyo macaamiisha
Daryeelka macmiilka, Alaab tayadeedu sareyso, iyo qiimo macquul ah waa ahdaafta company ga.