Towba waa shirkad ganacsi oo gaar loo leeyahay taasoo ka shaqaysa adeegyada safarada qaybaha kala duwan iyo adeegyada xajka iyo cumrada iyadoo gaar l’aah adeegyo tayaysan oo halabuur ku dhisan.
Towba, iyadoo ka duulaysa baahiyaha adeeg ee safarada, tigidhada, fiisooyin fududaynta ayay waxay usoo bandhigaysaa macaamiisheeda adeegyo ku salaysan in macamiil walba halka uu joogo loogu adeego, taasoo laf-dhabar u noqon doonta haqabtirka baahiyaha adeeg ee xaga duulimaadyada, dalxiiska iwm.
Towba waxaa dhidabada loogu taagay dadaalo ay sameeyeen aqoonyahano is tusiyay baahiyaha adeegyada loo qabo iyo rumaysnaantooda mabda’ ku dhisan la’imaanshiyaha wax ka duwan wixii suuqa horay uga jiray, Towba waxaa albaabada loo furay 1-dii January 2016.
Services
Hajj & Umrah
International Tickets
Domestic Flights
Travel Consultation
Visa Arrangements
Arwada Road, Oriental Building, Opposite Ali Matan Mosque
+252634428004 / 637134444
Saturday - Thursday 07:30 - 23:00
[email protected]
https://towbatravel.com/