Course description
OGEYSIIS! .....TababaroXirfadeed
Machadka IPRT (Institute for Practical Research & training) oo ah Hay’ad wadaniya kana shaqaysa hawlaha sida tababarada kor u qaadida xirfadaha, cilmi baadhista iyo caafimaadka, waxay fulinaysaa tababar xirfadeed oo kor loogu qaadayo xirfadaha dhalinyaradda Somaliland iyo sidii loogu abuuri lahaa shaqooyin
Machadku bisha March 2022 wuxuu bilaabayaa deeq wax-barashoo oo ah:
1. Critical Care Nursing (Waxaa lagu Fulinaya Gobolka Gabiley)
2. Landscaper and interior decoration (Waxaa lagu Fulinaya Hargaysa)
Mudda uu tababarku soconayo waa 4bilood.
Sharuudaha loo baahan yahay waa:-
1. Waa in da’diisu u dhaxayso 18-35 sano.
2. Waa inuu Somalilander yahay.
3. Waa inuu leeyahay xirfad hore oo la xidhiidha tababarka uu rabo.
4. Waa in uu Wakhti firaaqo ah oo gelin hore iyo galin danbe ah haysto.
5. Waa in ay ka go’an tahay Dhammaystirka Tababarka muddada uu socdo.
6. Waa inuu codsiga ku soo lifaaqo copy-ga shahaadooyinka.
Course contents
.
Attachments
How to apply
Haddaba, cid kasta oo danaynaysa ka qayb-qaadashada deeq-dan waxbarasho waa inay Codsiyadooda iyo CV-goodaba ku soo Qaybtata Gabiley: -. Gabilay libarary oo ku yaala Dawlada Hoose ee Magaalada Gabilay
Qaybta Hargeisa :-Xarunta IPRT oo ku taala Shacabaka, ka soo horjeedka Wasaaradda Qoyska, ama emailka [email protected] iyagoo oogada sare ee Galalka codsiyadooda kaga soo qoraya xirfada ay rabaan inay bartaan
Qabashada Codsiyadu waxay ku eg tahay 22 bisha March 2022, iyadoo lala soo xidhiidhi doono cida buuxisa shuruudaha kor ku xusan.
Tel. 0634333012