Tababarka Xirfadda Fagaare Ka-Hadalka - Hargeisa

African Academy For Professionals
African Academy For Professionals

The African Academy for Professions is the leading training academy in Africa, established in Somaliland now, conveniently located in Togdher, at the Ali Gobannimo building, Hargeisa. We offer a range of quality professional courses. We provide training to individuals seeking either personal enrichment or professional up-skilling, as well as to organizations in the public and private sectors; and AAP takes great pride in delivering an exceptional standard of training and customer service to its

Course description

The African Academy for Professionals (AAP) is glad to present a new training on learning Public Speaking for Non-Governmental Organizations (NGOs), businesses & public institutions) and individuals interested in these skills.

Sharaxaad

In dad laga hor hadlo ma aha xirfad u fudud dadka oodhan. Sidoo kale, in dadka lagala hadlo hadal nuxurleh ayaa isna ah mid dad badan ay caqabadkahaysato. Labadan arrinba waa kuwo laga gudbi karo oo horumar laga sameyn karo. Tababarkan waxa loogu talogalay in uu qofka qaata ka caawiyo  arrimahan.

Waayadii hore, dad kooban uun baa looga baahanjiray in ay kahadlaan goobaha la isugu yimaaddo sida geedka ama golaha. Balse hadda dadka badankoodu way kuqasbanyihiin in ay is hortaagaan  dad kale, si ay u gutaan waajib-shaqo,  laylis waxbarasho,  olole siyaasadeed, wacdi-diineed ama waxbarid cid kale ama xiitaa iib geyn ganacsi, soobandhigid adeeg iyo afkaar.

Qof ku haddii uu rabo in uu nolosha qaybaheeda kaladuwan horumar kasameeyo, wuxu u baahanyahay in uu iskadhiso fagaare-ka-hadalka. Qofka ku fiicnaado fagaare-ka-hadalka wuxuu sidhibyar u fanankaraa salaanka nolosha ee sare.

Waxyaabaha uu tababarku xoogga saaridoono:

Wuxu tababarku taaban doonaa oo xoogga saari doonaa saddexda heer ee aasaaska u ah barashada fagaare-ka-hadalka: shaqsiyad dhisid, hadal diyaarin iyo hadal jeedin.

Mid kasta si gaar ah oo faahfaahsan ayaad uga bogan oo aad uga heli talooyinka iyo tababaha lagamaarmaanka u ah.

Sidoo kale, wuxu tababarku leeyahay qayb laylis ah oo hadal aad soo diyaarisay aad ka jeedin doonto kalaaska dhexdiisa

Course contents

Marka uu tababarkan kuu dhammaado, waxaad awood u yeelan doontaa:

  • In aad ku dhiirato fagaaraha oo aad si bilaa werwer ah aad dadka isu hor taagi karto.
  • In aad sifiican u adeegsan karto awoodda codka iyo jidh-ka-hadalka.
  • In aad diyaarsan karto hadal dhisan oo ujeedkaaad ka leedahay abbaaraya.
  • In aad jeedin karto hadal nuxur leh oo la xiiseeyo.

Attachments

How to apply

We look forward to receiving your application. The deadline for applications is Offline [August 5, 2023].

Further Details

Duration:   3 Days

Class: 3 Days (4:30pm – 7:30pm)

(Register Early -->> Click Here )

Class Start & End Date: 5 August , to 7 August -2023)

Location Office: Ali Gobannimo Building, 3rd Floor, Togdheer, Hargeisa.

Requirement      

Fee: 

Registration Fee: Companies/Organizations: $30.00, Individual: $20 & Students: $15.00 (Must have an ID)

(Inclusive Trainer Incentive, Refreshment, Papers & Certificates). For groups of 5 and more, 1 will be free.

Bank Account Details  

Deposit to Bank: Dahabshiil Bank

Account Name: African Academy for Professionals

Account Number: HRGD75468

Zaad Number:  0634730610 African Academy for Professionals

Contact Details:

Mobile Office: +252634730610

Office Line: 523851

Registration Link: https://forms.gle/1NeQvqfhV7yAEW2e6

Web: https://www.aapsom.com

Other Courses

The African Academy for Professions is the leading training academy in Africa, established in Somaliland now, conveniently located in Togdher, at the Ali Gobannimo building, Hargeisa. We offer a range of quality professional courses. We provide training to individuals seeking either personal enrichment or professional up-skilling, as well as to organizations in the public and private sectors; and AAP takes great pride in delivering an exceptional standard of training and customer service to its

See company details