Course details
Posted Date
May, 20
Expire Date
Jun, 19
Duration
Location
Mogadishu
Qualification
Training
Course description
WARGILIN
Haya’daha UNICEF Iyo Qatar Charity oo iskaashanaaya waxa ay qabanayan mashruca: up-shift dufcadiisa labaad.
UPSHIFT waa barnaamij hal-abuur bulsho kaas oo awood u siinaya dhalinyarada shaqo la’aanta ah iyo dadka danyarta ah ee xirfadaha kala duwan leh, u jeedkiisuna yahay in loo tababaro loona maalgaliyo fikradahooda ganacsi si ay ugu maareeyaan caqabadaha soo wajaha naftooda iyo tan bulshadaba iyo gaarista isbadal dhanka nolosha
Sida daradeed waxan ku wargelinaya Dhalinyarada Soomaaliyeed ee leh xirfaddaha dhanka ganacsiga iyo halabuurnimadda in Haya’daha UNICEF Iyo Qatar Charity oo iskaashanaaya ay qabanayaan Barnaamij magiciisu yahay UPSHIFT WAJIGISA LABAD.
Barnaamijka UPSHIFT Waxa uu ka kaalmayn doonaa dhalinyarada siinta maalgalin yar yar (Micro Financing) si ay u hormariyaan hal-abuurkooda ganacsi.
Course Contents
How to apply
Hadaba si aad uga mid noqoto dhalinyarada u tartamaysa ka faa’idaysiga baranaamjika UPSHIFT, fadlan guji linkiga hoose si aad isku diiwaan galisid.
https://docs.google.com/forms/d/1jr35VuETsY8fM1I3Lzs_tE0q-uJ1TojivUXGuV9UjPg/viewform?edit_requested=true