Printing

somalijobs
Qatar Charity

WARGILIN: barnaamij Hal-abuur bulsho

Qatar Charity

Course details

Posted Date

Dec, 21

Expire Date

Jan, 20

Duration

Location

somalia

Qualification

Training

Course description

WARGILIN

Waxaa lagu wargelinaya Dhalinyarada Soomaaliyeed ee leh xirfaddaha dhanka ganacsiga iyo halabuurnimadda in Haya’daha UNICEF Iyo Qatar Charity oo iskaashanaaya ay qabanayaan Barnaamij magiciisu yahay UPSHIFT.

UPSHIFT waa barnaamij Hal-abuur bulsho oo loogu talagaly dhalinyarada Iyo dadka danyarta ah ee xirfadaha kala duwan leh, u jeedkiisuna yahay gaarista isbadal dhanka nolosha iyo bulshadda.

UPSHIFT Wuxu maraya habab kala duwan oo lagu tababaraayo dhalinyarada, xirfadaha sida, hal-abuur ganacsi, socodsiinta ganacsiga, kor u qaadista suuqgeynta, iyo latalin joogta ah inta uu barnaamijka socdo.

Barnaamijka UPSHIFT Waxa uu ka kaalmayn doonaa dhalinyarada siinta maalgalin yar yar (Micro Financing) si ay u hormariyaan hal-abuurkooda ganacsi.

Hadaba si aad uga mid noqoto dhalinyarada u tartamaysa ka faa’idaysiga baranaamjika UPSHIFT, fadlan guji linkiga hoose si aad isku diiwaan galisid.

https://forms.office.com/r/HZhYi6cHB0?origin=lprLink

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Soocidda: Gudaha لخاد

Course Contents

.

How to apply

Hadaba si aad uga mid noqoto dhalinyarada u tartamaysa ka faa’idaysiga baranaamjika UPSHIFT, fadlan guji linkiga hoose si aad isku diiwaan galisid.

https://forms.office.com/r/HZhYi6cHB0?origin=lprLink

Apply on -> https://forms.office.com/pages/responsepage.aspx?id=AgvkzsXASE-uOtqRR1C71KEXdfW-QLBBvWMaaQCdZKNUNVdPOE43VldERU1WR1NaQ05BRUc4WDBUVC4u&origin=lprLink