Printing

somalijobs
Institute For Practical Research Training (IPRT)

OGEYSIIS! (Tababaro Xirfadeed)

Institute For Practical Research Training (IPRT)

Course details

Posted Date

Dec, 08

Expire Date

Dec, 15

Duration

Location

Somaliland

Qualification

Training

Course description

Institute for Practical Research & Training

OGEYSIIS! ....TababaroXirfadeed

Machadka IPRT (Institute for Practical Research & training) oo ah Hay’ad wadaniya kana shaqaysa hawlaha sida tababarada kor u qaadida xirfadaha, cilmi baadhista iyo caafimaadka, waxay fulinaysaa tababar xirfadeed oo kor loogu qaadayo xirfadaha dhalinyaradda Somaliland iyo sidii loogu abuuri lahaa shaqooyin

Machadku bisha December 2024 wuxuu bilaabayaa deeq wax-barashoo oo ah:

1.    Beauty and Make-up Workers (Waxaa lagu Fulinaya Hargaysa & Gabiley)

2.    Welding Workers (Waxaa lagu Fulinaya Hargaysa)

Mudda uu tababarku soconayo waa 4bilood.

Sharuudaha loo baahan yahay waa:-

1.     Waa in da’diisu u dhaxayso 18-35 sano.

2.     Waa inuu Somalilander yahay.

3.     Waa inuu leeyahay xirfad hore oo la xidhiidha tababarka uu rabo.

4.     Waa in uu Wakhti firaaqo ah oo gelin hore iyo galin danbe ah haysto.

5.     Waa in ay ka go’an tahay Dhammaystirka Tababarka muddada uu socdo.

6.     Waa inuu codsiga ku soo lifaaqo copy-ga shahaadooyinka.

Course Contents

.

How to apply

Haddaba, cid kasta oo danaynaysa ka qayb-qaadashada deeq-dan waxbarasho waa inay Codsiyadooda iyo CV-goodaba ku soo gudbiyaan Qaybtata Gabiley: -. Gabilay libarary oo ku yaala Dawlada Hoose ee Magaalada Gabilay

Qaybta Hargeisa :- Xarunta IPRT oo ku taala Shacabaka, ka soo horjeedka Wasaaradda Qoyska, ama emailka [email protected] iyagoo oogada sare ee Galalka codsiyadooda kaga soo qoraya xirfada ay rabaan inay bartaan

Qabashada Codsiyadu waxay ku eg tahay 15 bisha December 2024, iyadoo lala soo xidhiidhi doono cida buuxisa shuruudaha kor ku xusan.

Tel. 0634333012

Apply on [email protected]