Job description

SHAQO BANAAN

Xayaaysiis Online waxay raadinaysa kaamiroole xirfad leh oo hada shaqo la’aan ah si uu ugu biiro Xayaaysiis Online. Goobta shaqo waa Boosaaso, shaqada waxaa ka mid ah duubista iyo tifaftirka muuqaalada iyo sawirrada tayada sare leh.

Skills and qualifications

Shuruudaha waxaa ka mid in uu kamero leeyahay iyo in uu khibrad la taaban karo iyo aqoon fiican oo ku saabsan qalabka kaamirooyinka..

Attachments

How to apply

Fadlan lana soo wadaag CV-gaaga iyo tusaalooyinka shaqada hore aad qabatay email ahaan  [email protected] ugu dambeyn 30/10/2026.

Similar Jobs

Xayaaysiis Online
Xayaaysiis Online

0 Followers

Xayaaysiis Online

See company details