Job description
BARKULAN GROUP
Burao-Somaliland
BAAHIN FURSAD SHAQO
19-03-2022
Barkulan group waa xaruun ganacsiyeed ka kooban qaybo kala duwan oo ah fuel station, restaurant, supermarket, hotel hurdo iyo hall waxa ay baahinaysa lana socodsiinaysa dhamaan bulsha waynta reer burco inay ka banaan tahay fursad shaqo oo Ah 1 boos Oo Ah Maamule Guud ( General Director ).
Skills and qualifications
- In uu haysto mid kamid ah shahaadooyinka heerka 1 aad ama heerka labaad ee jaamacadda kulliyadaha human resource management, business administration, economic.
- In uu leeyahay khibrad maamul iyo shaqo oo dhan ugu yaraan 5 sanno
- In uu khibrad uleeyahay isku xidhka guud ahaan dhamaan waaxyaha shirkadda o o k a k o o b a n restaurant, fuel station, supermarket, hotel hurdo iyo hall.
- In uu awood uleeyahay horumarinta bilicda, nadaafada iyo qurxinta deeganka guud ee shirkadda
- Inuu awood uleeday Ilaalinta tayada shaqada iyo horumarinteeda
- Inuu awood uleeyahay la xisaabtanka maamul hoosaadyada qayb kasta.
- In uu aqoon uleeyahay Diyaarinta warbixinta guud ee shirkadda iyo xog siinta Board-ka xili kasta oo looga baahdo.
- In uu xirfad u leeyaha Isticmaalka computer-ka Iyo system xisaabeedka QuickBooks
- In uu aqoon buuxda uleeyahay diyaarinta warbixin maaliyadeedka shirkadda maalinle, bile iyo sanadle ba.
- In uu ku wanaagsanyahay qoraalka iyo ku hadalka english iyo arabic.
- In uu yahay qof hal abuur leh (initiative) isla markaana karti uleh shaqada loo diray waxna kusoo kordhin kara.
Attachments
How to apply
haddii aad buuxin karto shuruudahan, codsigaaga & cv-gaaga noogu soo hagaaji : E-mail: [email protected] Ama Xarunta shirkadda.
Wixii faah faahin Dheeraad ah nagalasoo xidhiidh :
+252 63 4436032 | 065-9436032 | 063 4300022
FG: qabashada Araajidu waxa ay ku eegtahay 27.03.2022, saacadda 5:00 PM Galabnimo.