Job description
Booska: 1 Sales & Marketing
Goobta Shaqada: Galkacayo
Nooca Shaqada: Shaqo joogto ah (Full-time)
Deadline: 18th October 2025
Skills and qualifications
SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY SALES & MARKETING (BASIC REQUIREMENT)
1. In uu haysto Shahaado Jaamacadeed oo ah BUSINESS ADMINISTRATION sida (Economics, Accounting, Marketing or Management).
2. In uu leeyahay karti, Hawl-karnimo iyo dhexgalka bulshada.
3. In uu leeyahay aqoonta iyo xirfada iibka (Sales Technique).
4. In uu leeyahay khibrad shaqo oo dhan 1 sano ama kabadan.
Attachments
How to apply
Sida Loo Codsado:
Dhammaan Daneeyayaasha boskaan (jagadan) waa inay buuxiyaan
foomka hoose.
https://forms.gle/Zkgqhwfwe8AeusJVA
Fursaddan waxay u furan tahay qof kasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan
Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh Call Center: 3355 ama 907797598