Job description

Isbitaalka Baraka wuxuu raadinayaa Pharmacist ka shaqeeya qaybta Farmashiyaha.

Skills and qualifications

Haddii aad haysato Bachelor Degree oo aad ku takhasustay Pharmacy, kusoo dir CV-gaaga

Attachments

How to apply

Deadline: 30 September 2026
Email: [email protected]
Tel: +252 771719099
Warshadda Caanaha, Degmada Hodan, Muqdisho

Similar Jobs

AL Baraka Hospital
AL Baraka Hospital

20 Followers

Hospital

See company details