Job description

BARAKA HOSPITAL

Baraka Hospital waxay ku wargelinaysaa xirfadlayaasha caafimaadka in ay bannaan tahay boos Nursing ah.
Haddii aad tahay kalkaaliso leh aqoon, khibrad iyo karti shaqo, fursaddan ha seegin.

Skills and qualifications

Shuruudaha:

  • Bachelor Degree

  • Khibrad shaqo: 5 sano

Attachments

How to apply

Waqtiga kama dambaysta ah: 15 February 2026

Codsiga ku soo dir:
Telefoon: +252 771719099
Email: [email protected]

Similar Jobs

AL Baraka Hospital
AL Baraka Hospital

16 Followers

Hospital

See company details