Job description
Isbitaalka Baraka Wuxuu Raadinayaa Kalkaaliso (Nurse) Karti Iyo Khibrad Leh.
Skills and qualifications
Shuruudaha
* Bachelor Degree Nursing
* Khibrad Shaqo Oo Ugu Yaraan 3 Sano Ah
Boosaska Bannaan: 1
Attachments
How to apply
Deadline:30 Subteembar 2026
Email: [email protected]
Tel: +252 771719099
Warshadda Caanaha, Degmada Hodan, Muqdisho