Job description
XAMAR SPECIALIZED HOSPITAL
Mogadishu - Somalia
FURSAD SHAQO OO BANAAN
Waxaa Dhammmaan la Ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in isbitaalka taqasusiga ee Xamar hospital ay ka bannaan tahay jago shaqo oo ah:
-
Business Administration
-
Healthcare Management
-
Finance
Skills and qualifications
Shuruudaha laga doonayo qofka soo codsanaya jagadaan waa sidaan:
-
Waa in shahaado Bachelor ama Master ah ka heesatid shaqada aad codsaneys.
Attachments
How to apply
-
Waa in aad documents (CV) gaaga oo Dhameystiran ku soo dirto WhatsApp 0770956114.
Waxaan la soo xiriiri doonaa inta qof ee short listiga ku soo baxda insha Allah.
Arji qabashadu waxay ka bilaabaneysaa 16-8-2025 waxa eyna ku egtahay 20-8-2025.
Mahadsanidiin
Signature ___________