Job description
Waxaa la ogeysiinayaa in Isbitaalka Baitulmaal ee Jaamacadda Jazeera uu qaadanayo shaqaale cusub boosaskan hoos ku xusan
𝐏𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚𝐜𝐲 𝐍𝐮𝐫𝐬𝐞 – 2 boos
𝐗-𝐫𝐚𝐲 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐢𝐜𝐢𝐚𝐧 – 1 boos
𝐀𝐜𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭𝐚𝐧𝐭 (𝐂𝐚𝐬𝐡𝐢𝐞𝐫) – 1 boos
𝐑𝐞𝐜𝐞𝐩𝐭𝐢𝐨𝐧 – 1 boos
𝐌𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞𝐫𝐲 (𝐔𝐦𝐮𝐥𝐢𝐬𝐨) – 2 boos
Skills and qualifications
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
Waa in uu haysto Shahaado waxbarasho ugu yaraan Bachelor Degree
Waa in uu leeyahay laba (2) sano oo khibrad ah
Attachments
How to apply
📧 [email protected]
📧 [email protected]
Taariikhda ugu dambaysa ee lagu gudbinayo codsiga:
🗓️ 𝟐𝟎-𝐤𝐚 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫, 𝟐𝟎𝟐𝟓