Job description
Isbitaalka Global Fertility Center
waxay raadinaya Turjubaan Carabi–Af Soomaali oo xirfad leh.
Skills and qualifications
Shuruudaha:
Background caafimaad.
Carabi & Soomaali si fiican u yaqaan; Ingiriisigu waa u fursad dheeri.
2–3 sano oo khibrad ah.
Aqoon u leh ereyada caafimaadka; fertility/andrology waa faa’iido.
Xirfad sare oo Communication-ka iyo ilaalinta sirta bukaanka.
Booskaan Ragga ayaa mudnaan leh.
nalawadaag: CV + Shahaadooyin + Caddeynta khibradda shaqo.
Attachments
How to apply
[email protected]
Taleex, Hodan, Muqdisho
Deadline: 10 Oktoobar 2026