Printing

somalijobs
Soltelco

Sales Representative Officer (2 Positions)

Soltelco

Job details

Posted Date

Yesterday

Expire Date

Mar, 15

Category

Business

Location

Berbera

Type

Full Time

Salary

---

Education

Degree

Experience

2 - 3 years

Job description

SOLTELCO
GO FAST. DO MORE.

We are HIRING

Sales Representative Officer

Berbera Branch (2 Positions)

Waajibaadka Shaqo

  • Iibinta alaabaha iyo adeegyada shirkadda.
  • Diiwaangalinta macaamiisha iyo gaadhista target-ka iibka.
  • Ilaalinta Xidhiidhka macaamiisha iyo Xallinta cabashada.
  • Bixinta xogta ay macaamiishu uga baahan adeegyada shirkadda iyo ku qancintooda.
  • Wada shaqaynta shaqaalaha kale ee ka hawlgala waaxda iibka iyo shaqaalaha kale ee shirkadda.
  • Qabashada Cash-ka ay macaamiishu bixinayaan, xisaab xidhka Cash-ka iyo Inventory-gaba.

Skills and qualifications

Aqoonta

  • Bachelor Degree in Business Administration or related Field.
  • Ugu yaraan Laba sano oo khibrad ah ama aqoon u dhiganta.

Xirfadaha Laga Rabo

  • Xirfada iibka adeegyada.
  • Xirfada Daryeelka iyo qancinta macaamiisha.
  • Xirfadaha xidhiidhka macaamiisha iyo shaqaalaha.
  • Xirfada Computer MS Office-ka oo muhiim-ka ah.

How to apply

Apply Now

Qof-ka Doonaya inuu shaqadan u tartamo

  • Inuu Codsigiisa shaqo CV-giisa iyo shahaadooyinkiisa kusoo diro [email protected]
  • Ugu danbayn 15-ka March, 2026. Saacadu markay tahay 10:00pm (Habeenimo)
Apply on [email protected]