Job details
Posted Date
Jun, 09
Expire Date
Jun, 17
Category
Technical Affairs
Location
Berbera
Type
Full Time
Salary
---
Education
Unspecified
Experience
Unspecified
Job description
Dawladda Hoosee ee Degmada Berbera
Xafiiska Shaqaalaha Dawladda Hoosee ee Degmada Berbera
Ref: XMDH/DB/1440/2022
June 08, 2022
Ku: Cidii Danaynaysa
UJ: Baahin Fursado shaqo: Farsamoyaqaanno Laydh (2 Fursadood)
Dawladda hoose ee Degmadda Berbera waxay naadinaysaa xulashada laba xubnood oo cusub loona qaadanaayo Waaxda Hawlaha Guud gaar ahaan qaybta Laydhka.
Haddaba cidii danaynaysa inay ka mid noqoto labadaas xubnood ee loo qaadanaayo jagada farsamo yaqaanka laydhka, waxay codsiga iyo araajida ku soo hagaajin doonaan xarunta wayn ee Dawladda Hoose ee Degmadda Berbera, Khaasatan xafiiska maamulka shaqaalaha.
Skills and qualifications
Shuruuddaha looga baahan yahay codsadaha
1. Inuu yahay muwaadin Somalilander ah, haystana kaadhka dhalashada Somaliland (National Identification Card)
2. In da'diisu aanay ka yarayn 20 sanno
3. Inuu keeno waraaqda danbi la'aanta
4. Inuu soo gudbiyo xaashida caafimaadka oo ay bixiso wasaaradda horumarinta caafimaadka kuna cad yihiin inuu caafimaad qabo maskax ahaan iyo jidh ahaanba. Sidoo kale uu ka caafimaad qabo xanuunada faafa.
How to apply
Qabashada araajida oo socon doonta muddo dhan 8 maalmood oo ka bilaabanta June 09, 2022 ilaa june 16, 2022. iyadoo lagu soo hagaajinayo, xafiiska dawlada hoose ee berbera
Madaxa shaqaalaha
Dowladda Hoose ee Degmadda Berbera
Maxamuud Ibraahim Maxamed