Printing

somalijobs
Dauus Company

DARAWAL(SALES SUPPORT )

Dauus Company

Job details

Posted Date

Mar, 12

Expire Date

Mar, 23

Category

Transportation Affairs

Location

Borama

Type

Full Time

Salary

---

Education

License

Experience

1 - 2 years

Job description

SHIRKADDA DAUUS WAXA KA BANAAN BOOS SHAQO
BOOSKA: DARAWAL  (SALES SUPPORT ) 
GOOBTA SHAQADA: BORAMA
NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME)
APPLICATION DEADLINE: March 23, 2026


Skills and qualifications

SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENT):
1.⁠ ⁠Inuu haysto sharciga wadista Gaadiidka (Driving license)
2. Inuu haysto Shahaado Jaamacadeed
2.⁠ ⁠Inuu leeyahay karti iyo hawl-karnimo shaqo, kuna fiicanyahay dhex-galka bulshada.
3.⁠ ⁠Inuu leeyahay waayo-aragnimo shaqo oo dhan 1 sano ama kabadan.
4. Inuu si fiican u kala yaqaano wadooyinka iyo suuqyada magaalada
Fursaddan waxay u furan tahay qof kasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan

How to apply

Sida Loo Codsado:
Dhammaan Daneeyayaasha boskaan (jagadan) waa inay buuxiyaan
foomka hoose.
https://forms.gle/5Dq6H2bPX9HQ7HRUA
Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh number-ka Call Center ka: 3355

Apply on -> https://forms.gle/5Dq6H2bPX9HQ7HRUA