Printing

somalijobs
Barkulan Group

General Acountant - Burao, Somaliland

Barkulan Group

Job details

Posted Date

Mar, 22

Expire Date

Mar, 28

Category

Finance And Accounting

Location

Burao

Type

Full Time

Salary

---

Education

Degree

Experience

Unspecified

Job description

BARKULAN GROUP

Burao-Somaliland

Date 19-03-2022

BAAHIN FURSAD SHAQO

Barkulan group waa xarun ganacsiyeed ka kooban qaybo kala duwan oo ah fuel station, restaurant, supermarket, hotel hurdo iyo hall waxa ay baahinaysa lana socodsiinaysa dhamaan bulsha waynta reer burco inay ka banaan tahay fursad shaqo

  • Ah 1 boos xisaabiye guud (general acountant).

 

Skills and qualifications

  1. In uu haysto shahaadada heerka 1 aad ama heerka labaad ee jaamacadda Kulliyada Xisaabaadka bachelor degree or master of accounting.
  2. In uu khibrad uleeyahay barnaamij xisaabeedyada kala ah QuickBooks, Peachtree, daceasy, sidoo kalena kusoo shaqeeyey
  3. In uu xirfad u leeyaha adeegyada qoraal ee microsoft (word, excel), kuna shaqayn karaa
  4. In uu aqoon buuxda uleeyahay diyaarinta warbixin maaliyadeedka shirkadda maalinle, bile iyo sanadle ba.
  5. In uu ku wanaagsanyahay qoraalka iyo ku hadalka english iyo arabic.
  6. In uu leeyahay habdhaqan hagaagsan, anshax shaqo, matali karana magaca iyo sumcadda shirkadda
  7. Inuu leeyahay khibrad shaqo oo ah ugu yaraan 3 sanno iyo ka badan.

 

How to apply

haddii aad buuxin karto shuruudahan, codsigaaga & cv-gaaga noogu soo hagaaji : E-mail: [email protected] Ama Xarunta shirkadda.

wixii faah faahin Dheeraad ah nagalasoo xidhiidh :

+252 63 4436032 | 065-9436032 | 063 4300022

FG: qabashada Araajidu waxa ay ku eegtahay 28.03.2022, saacadda 5:00 Galabnimo.

Apply on [email protected] Call 252634436032 Visit Burao