Printing

somalijobs
Nugaal hotel & restaurant

Barista

Nugaal hotel & restaurant

Job details

Posted Date

Yesterday

Expire Date

Dec, 10

Category

Cleaner/cooker

Location

Garowe

Type

Full Time

Salary

---

Education

Unspecified

Experience

3 - 4 years

Job description

Jago Shaqo banaan: Barista

Goobta shaqada: Nugaal Hotel, Garowe (Soomaaliya)

Waaxda: Cuntooyinka iyo Cabitaannada (Food & Beverage – F&B)

Waajibaadka shaqada

  • Diyaarinta iyo sameynta shaaha, qaxwada, casiirka iyo cabitaannada kale
  • Ilaalinta nadaafadda guud ee baarka iyo qalabka lagu shaqeeynayo
  • Si wanaagsan uga jawaabidda codsiyada iyo cabashooyinka macaamiisha
  • La shaqeynta shaqaalaha waaxyaha kale ee hotelka
  • Hubinta qanacsanaanta macaamiisha
  • Ilaalinta waqtiga
  • Daacadnimo iyo masuuliyad

Skills and qualifications

Xirfadaha Laga Baahan Yahay

  • Khibrad baariiste ugu yaraan 3 sano oo ah maamulka baarka iyo sameynta cabitaanada kuleel iyo qaboow
  • La macaamiil wanaagsan oo macaamiisha ah
  • Wadashaqeyn iyo koox la shaqeynta
  • Maareynta shaqada marka ay mashquul badan tahay

How to apply

Qaabka loo codsanayo iyo shuruudaha kale

·         Codsiga waxaa la geynayaa Reception Hotel Nugaal, waxaana codsiga loo gudbinayaa maamulaha Nugaal Hotel MD, Saalax.

·         Codsiga waa warqada codsi ah iyo mid taariikh nololeed iyo xirfado shaqo

·         Mushaarka wuxuu ku xiran yahay khibrada codsaha shaqada

·         Codsiga shaqada wuxuu dhacayaa 10ka December 2026

 

FG: Booskaan wuxuu u furan yahay kaliya ragga/wiilal