Printing

somalijobs
German Pharmacy

Sales Position (Herbs Distributors)

German Pharmacy

Job details

Posted Date

Jun, 08

Expire Date

Jul, 08

Category

Human Resource And Administration

Location

Hargeisa

Type

Full Time

Salary

---

Education

Unspecified

Experience

Unspecified

Job description

REGA PHARMACEUTICAL AND GERMANY PHARMACY

 Job opportunity  {Herbs Distributors Wanted)
Mulkiilaha Germany Pharmacy wuxuu ogaysiinayaa umada  sharafta leh ee somaaliyeed meelkasta oo ay joogaan in loo baahan yahay shaqaale iibiya dawooyin dhireed.

Shuruuda shaqada
Waxaan dadwaynaha sharafta leh ogaysiinayaa inaan  la doonayaa dumar ka  shaqeeyo guud ahaan gobolka Soomaalida,iyaga ayaa ku takhasusi doona kana shaqayn doona arimahan soo socda.

Inaad iibiso  daqooyinka Balwadaha joojiya sida Qaadka,Sigaarka,Shiishada,noocyada kale sida geedka Xashiishada ama Alcohol!

Wakiilka iibka Daawooyinka waa in ay codsadaan haween kaliya oo ah kalkaaliye caafimaad oo aqoon leh ama shahaado haysta xagga physiology-ga ama waayo-aragnimada u dhiganta.

Waxaad  naga heli doontaa dhammaan taageerada inta uu socdo hawshan   mashruucan dhakhtar aqoon sare u leh sida loo daweeyo maandooriyaasha {full training will be provided}

Qiimaha komishanka ee lagu siin doono waa boqolkiiba 20% oo ku xidhan inta aad iibaso dawooyinka.

Skills and qualifications

How to apply

Fadlan ku soo dir dhammaan macluumaadkaaga lambarka hoose haddii aad xiisaynayso inaad ka mid noqoto kooxda. Waxaan rajaynaynaa in aan war kaa helno. Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah fadlan ha ka waaban inaad nala soo xidhiidho.

Xamda Mohamed Abdillahi - 00 252 63 4627706/ 67 2033782/ 63 405860 – www.atc-som.org
Waxaa iska kaashaday shirkadan soo socda ee kal ah
REGA PHARMACEUTICAL -  oo fadhigeedu yahay dalka India
GERMANY PHARMACY  -    oo fadhigeedu yahay Somaliland
Mahadsanid