Printing

somalijobs
TELESOM

AC & Electric Technician

TELESOM

Job details

Posted Date

Jan, 27

Expire Date

Jan, 29

Category

Technical Affairs

Location

Hargeisa

Type

Full Time

Salary

---

Education

Secondary

Experience

2 - 3 years

Job description

Job description

Waxa Shirkadda Telesom ka bannaan hal Boos oo ah AC & Electric Technician xirfad leh oo aqoon iyo khibrad u leh qaboojiyayaasha (AC-yada) iyo dabka (Power), kana shaqayn kara rakibid, dayactir, iyo hagaajin nidaamyada AC-yada iyadoo la ilaalinayo badbaadada, tayada, iyo wax-qabad kaba.

Key Duties & Responsibilities

  • Rakibidda Split, Window, Cassette, Ducted, iyo VRF/VRV AC systems, oo ay ku jiraan indoor & outdoor units, copper piping, insulation, drainage, control panels, thermostats, iyo sensors.
  • Fulinta vacuuming, refrigerant charging, iyo commissioning nidaamka.

 

Dayactirka & Hagaajinta

  • Sameynta preventive maintenance (nadiifinta filters, coil washing, lubrication).
  • Ogaanshaha iyo hagaajinta ciladaha compressors, condensers, evaporators, fans, motors, expansion valves, control boards.
  • Hagaajinta refrigerant leaks, beddelidda qalabka cilladaysan, iyo hubinta refrigerant levels & pressures.

 

Dabka & Kaantaroolkiisa:

  • Hubinta iyo hagaajinta contactors, relays, capacitors, iyo wiring.
  • Cabbiridda voltage, current, insulation, phase balance.
  • Xallinta dhibaatooyinka thermostats iyo temperature controllers.
  • Hubinta grounding sax ah iyo badbaado koronto.

Skills and qualifications

Qualifications

  • In uu ka baxay Dugsiga Sare oo Farsamada Gacanta ah, gaar ahaan takhasuska AC iyo Nidaamyada Dabka, Haystana shahaado la aqoonsan yahay oo AC & Dibka ah.

 

Khibrad Shaqo (Experience)

  • Ugu yaraan waa in uu leeyahay 2 sano oo khibrad shaqo ah oo la xidhiidh rakibidda, dayactirka AC systems-ka iyo shaqooyinka Dabka.
  • Waa in uu Aqoon fiican oo ku saabsan badbaadada korontada iyo isticmaalka qalabka farsamada si ammaan ah uu leeyahay.
  • Waa in uu awood u leeyahay akhrinta wiring diagrams-ka iyo technical manuals-kaba.
  • Waa in uu adkaysi u leeyahay culaysada shaqada, kana shaqayn kara goobo kala duwan.

How to apply

OR HERE 

Apply on -> https://telesom.com/about/career/ac-electric-technician?fbclid=IwY2xjawPlS0RleHRuA2FlbQIxMABicmlkETFuOTMxZk50dDI3RldIMVlWc3J0YwZhcHBfaWQQMjIyMDM5MTc4ODIwMDg5MgABHiJQ3yKKT8FB9qVrVf0WQRdd_JTs4xcuc8lmNmzs7ckgzc7rJBwEEny_oo7Y_aem_iMCsc3lfYAEhoZUiTJc0NQ