Printing

somalijobs
Bilan Techno and Electronics

Shaqooyin Banaan (3 Positions)

Bilan Techno and Electronics

Job details

Posted Date

Jul, 29

Expire Date

Aug, 10

Category

Multiple Categories

Location

Hargeisa

Type

Full Time

Salary

---

Education

Degree

Experience

Unspecified

Job description

Shaqooyinka

Bilan Techno and Electronics, waa meherad iibisa agab kala duwan oo ay ka midka yihiin Computers, Printers, iyo agabka Electronics-ka., kuna taala magaalada Hargeisa.

Bilan Techno waxay bulshada usoo bandhigaysaa fursadaha shaqooyinkan;

1.     Branch Manager (Maamule Laan),

2.     Sales person (I.T.)- (iibiye agabka Computers-ka),

3.     General Accountant (Xisaabiye Guud)

Skills and qualifications

Hadaba Shuruudaha looga baahanyahay tartamayaashu waa;

1.     Branch Manager (Maamule Laan);

ü Waa inuu yeeshaa Khibrad shaqo iyo mid Maamul iskugu jirta oo gaaraysa ilaa 3 sanno,

ü Waa inuu kasoo shaqeeyay qaybo ka mid ah agabka ay meheradu iibinayso ee kor kuxusan,

ü Waa inuu yahay qof daggan, soo dhawayn leh, hab-dhaqan wanaagsanna ku suntan,

2.     Sales person (I.T.);

ü Waa in uu leeyahay Khibrad shaqo oonan ka yarayn 2 Sanno,  oo la xidhiidha iibinta agabka Kombuyuutarada iyo guud ahaanba I.T.-ga,

ü Waa in uu yaqaanaa isticmaalka iyo xidh-xidhidda asaasiga ah ee Kombuyuutarada iyo Printerrada,

ü Waa in uu leeyahay xirfadda iibka iyo soo dhawaynta macmiilka,

3.     Xisaabiye Guud;

ü Waa in uu leeyahay khibrad 5 Sanno oo Xisaabiye-nimo,

ü Waa in uu soo maamulay waax – xisaabeed,

ü Waa in uu diyaarin karaa warbixinnada waaxda xisaabaadka (Financial Reports),

ü Waa in uu yaqaanaa maaraynta keydka agabka meherada,

How to apply

Haddaba hadii aad xiisaynayso shaqooyinkaa mid ka mid ah, waxaad codsigaaga shaqada (C.V), kusoo dirtaa email-kan;  [email protected] inta ka horeysa 10 ka  August, 2025