Printing

somalijobs
Traditional Chinese Medical Centre (TCMC)

Outside sales representative

Traditional Chinese Medical Centre (TCMC)

Job details

Posted Date

Jan, 25

Expire Date

Feb, 24

Category

Business

Location

Hargeisa

Type

Full Time

Salary

---

Education

Unspecified

Experience

2 - 3 years

Job description

Shirkadda TCMC waxaa ay u baahan tahay Outside sales representative Kaasoo shaqadiisu ay tahay sidan hoos ku xusan:

1)     Horumarinta iyo kobcinta adeegyada shirkadda

2)     Ku wacyigelinta macaamiisha adeegyada shirkadda

3)     Waa in qofku leeyahay xirfadaha adeega mcaamiisha

4)     Qaybinta waraaqaha xayaysiisyada shirkadda

5)     Raadinta macaamiil cusub

6)     Waa inuu awood u leeyahay in uu si madax banaan u shaqan karo

Skills and qualifications

Shuruudaha:

1)     Waa in uu qofku leeyahay ugu yaraan 2 sanno oo khibrad ku saabsan outside sales representative. Macnaheedu wuxuu samaynaaya marketing waxaana uu qaybinaya waraqaaha shirkadda maalinkasta.

2)     Waa in uu leeyahay communication skills

3)     Waa in qofku yahay qof shaqo adag oo dadaal badan (hardworker)

4)     Waa inuu aqoon u leeyahay farsamooyinka suuq-gaynta ee kala duwan

How to apply

Fadlan kusoo dir CV emailka ah: [email protected]

Apply on [email protected]