Printing

somalijobs
European College

Baahin 5 Macalin

European College

Job details

Posted Date

Jul, 06

Expire Date

Jul, 30

Category

Trainer/teacher/lecturer

Location

Hargeisa

Type

Full Time

Salary

---

Education

Degree

Experience

Unspecified

Job description

Baahin 5 macalin 

European College Waxay ay  ogaysiinayaa bulshada  reer hargaysa in  Collegeku ka  5 boos oo macalimiin ah  uu qaadaanayo 5 macalin oo kala ah:

  1. Chef cook
  2. Host aviation
  3. Hair design
  4. Solar
  5. Hospitality (Hotel Management)

Waqtigu shaqadu waa Galinka Hore (Morning Shift)

Skills and qualifications

Shuruudaha laga doonaaayo macalinka:

  1. Macalinku shahaado jamacadeed ama wax u dhigma.
  2. Khibrad macalinimo leeyahay.
  3. In uu aqoon u leeyahay dajinta manahajka iyo dhamaystirkiisa (scheme of work)

How to apply

Qaabka loo codsanaayo shaqooyinkan :

Hadii aad tahay tartame buuxin kara shuruudaha fadlan ku soo dir CVgaaga oo ay la socoto warqada codsiga (Application letter) Emailka Collegka ee hoos ku qoran

[email protected]

Tel: 0633742929

..................................................

NAGUSOO BIIR ---  SOMALI JOBS

Telegram: https://t.me/somalijobsinc

Linkedin: https://www.linkedin.com/company/somali-jobs/

Facebook: https://www.facebook.com/somalijobs

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somalijobs

Twitter: https://twitter.com/somalijobs

Instagram: https://www.instagram.com/somalijobs/

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tiriig.somalijobs

.................................................

Apply on [email protected] Call 252633742929 Visit Hargeisa