Job details
Posted Date
Yesterday
Expire Date
Aug, 13
Category
Transportation Affairs
Location
Hargeisa
Type
Full Time
Salary
---
Education
License
Experience
2 - 3 years
Job description
Somfarm Fresh Xayaysiis shaqo - Dirawal
Shirkadda Khudaarta Darayga Ah ee SomFarm Fresh waxay naadinaysaa Dirawal ay u qaadanayso xarunta Shirkadda Hargeisa.
SomFarm Fresh waxay u baahan tahay 1 Darawal.
Skills and qualifications
Shuruudaha Booska
· In uu Ugu yaraan 2 sano oo waayo-aragnimo darawalnimo ah leeyahay.
· Inuu haysto liisan darawal oo ansax ah.
· In uu khibrad u leeyahay gawaadhida waaweyn, sida dhaynaha, Shaamboo ga iwm
· Inuu yaqaan waddooyinka Hargeisa iyo deegaannada ku dhow.
· Inuu yahay qof daacad ah, masuul ah, oo ilaaliya wakhtiga & gaadiidka shirkaddaba.
· In ay da’diisu u dhaxayso 25 illaa 35 sano jir
· In uu diyaar u yahay in uu shaqada bilaabo subaxda hore – 4-5 ta subaxnimo
· In uu diyaar u yahay inuu si wanaagsan ula shaqeeyo shaqaalaha.
· In aanu lahayn wax balwad ah sida; qaadka iyo sigaar ka.
How to apply
Dukumentiyada Laga Rabo
• Codsi shaqo taas oo uu ku soo qorayo khibradiisa shaqo ee wadista gaadiidka.
• Aqoonsi – Somaliland
• Liisan ka Darawalnimada
Muddada Qabashada Codsiyada
Qabashada codsiyadu waxay ku egtahay 13/8/2008
Fiiro Gaar Ah: Kaliya musharraxiinta buuxiya shuruudaha ayaa lala soo xiriiri doonaa.