Printing

somalijobs
Dauus Company

Sales & Marketing

Dauus Company

Job details

Posted Date

May, 18

Expire Date

May, 20

Category

Business

Location

Hargeisa

Type

Full Time

Salary

---

Education

Degree

Experience

1 - 2 years

Job description

SHIRKADDA DAUUS WAXA KA BANAAN

BOOS SHAQO.BOOSKA: Sales & Marketing

GOOBTA SHAQADA: Hargeysa

NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME).

DEADLINE: May 20, 2026.

MASUULIYADAHA IYO WAAJIBAADKA (JOB RESPONSIBILITIES)

1. Aqoonta farsamooyinka suuqgeynta casriga ah: Inaad fahamsan tahay qaababka cusub ee suuqgeynta.

2. Xirfad sare oo dhanka xidhiidhka dadka ah: Inaad leedahay karti aad dadka kula macaamili karto, si fududna ku kasban karto.

3. Karti aad ku shaqayn karto xaaladaha cadaadiska leh: Inaad u adkaysan karto culayska shaqada, adigoo weli soo saaraya natiijo wanaagsan.

4. Ka qayb-qaadashada horumarinta istaraatiijiyadaha suuqgeynta: Inaad door ku leedahay dajinta qorshayaasha lagu iibinayo alaabta shirkadda.

Skills and qualifications

SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENTS).

1. Inuu haysto shahaado jaamacadeed oo ah Business Administration sida (Economics, Accounting, Marketing or Management).

2. Inuu aqoon durugsan u leeyahay xirfadda adeegsiga computer-ka (MS Office: Excel, Word & PowerPoint).

3. Inuu leeyahay khibrad shaqo oo dhan 1 sano ama ka badan.

4. Inuu yahay qof karti, hawl-karnimo iyo isla markaana leh xirfadda dhexgal bulshada#

Fursaddan Sales-ka ah waxa ay u furantahay qofkasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan,

How to apply

Sida Loo Codsado:

Dhammaan Daneeyayaasha boskaan (jagadan) waa inay buuxiyaanfoomka hoose.👇https://forms.gle/2dGJ9UFgfbw1xek46

Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh Call Center: 3355

Booqo website-ka Dauus si aad u hesho macluumaad dheeriya: https://www.dauus.com/