Job details
Posted Date
Sep, 10
Expire Date
Sep, 21
Category
Ict/technology/computers
Location
Hargeisa
Type
Internship
Salary
---
Education
Secondary
Experience
Unspecified
Job description
Title : WordPress Designer Intership
Damal Technology waa shirkad ka shaqaysa samaynta website-yada iyo maamulida Social Media-ha.
Hadaba waxa ka banaan boos shaqo WordPress Designer oo internship ah .
Skills and qualifications
Shuruudaha shaqada
- inuu aqoon u leeyahay WordPress
- Inuu si fiican u isticmaali yaqaano computer ka
- Inuu laptop haysto
- Inuu dagan yahay magaalada hargeisa
- Inuu fulltime shaqayn karo
- Inuu haysto shahaado ugu yaraan mid dugsi sare ah.
- Inuu yahay qof la shaqayn kara teams kala duwan.
- Inuu fahan fiican ka haysto aqoonta ICT ga
- Inuu qancin karo si fiicana uu ula dhaqmi karo macaamiisha shirkada .
How to apply
Hadii shuruudaha xaga sare ku xusan aad buuxin kartid waxaad CV gaga aad noogu soo diri kartaa whatsapp lanbarkan hoose.
0634268483
Email: [email protected]
Fadlan soo dir CV gaga inta ka horeysa 20/9/2022
..................................................
NAGUSOO BIIR --- SOMALI JOBS
Telegram: https://t.me/somalijobsinc
Linkedin: https://www.linkedin.com/company/somali-jobs/
Facebook: https://www.facebook.com/somalijobs
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somalijobs
Twitter: https://twitter.com/somalijobs
Instagram: https://www.instagram.com/somalijobs/
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tiriig.somalijobs
.................................................