Job details
Posted Date
Today
Expire Date
Sep, 21
Category
Human Resource And Administration
Location
Jigjiga
Type
Full Time
Salary
---
Education
Degree
Experience
1 - 2 years
Job description
SHIRKADDA DAUUS WAXA KA BANAAN BOOS SHAQO.
BOOSKA: Human Resources (HR)
GOOBTA SHAQADA: Jigjiga, Ethiopia
NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME).
DEADLINE: September 21, 2026.
Skills and qualifications
SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENTS).
1. Waa Inuu haysto shahaado jaamacadeed oo ah Business Administration sida (Management, Human Resources, Business iyo wixi la mida)
2. Language Competence: Aqoonta iyo ku hadalka luuqadda Amxaariga si hufan waa qasab.
3.Inuu aqoon durugsan u leeyahay xirfadda adeegsiga computer-ka (MS Office: Excel, Word & PowerPoint).
4. Inuu leeyahay khibrad shaqo oo dhan 1 sano ama ka badan.
5. Inuu yahay qof karti, hawl-karnimo iyo isla markaana leh xirfadda dhexgal bulshada
# Fursaddan Human Resource-ka ah waxa ay u furantahay qofkasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan,
How to apply
Sida Loo Codsado:
Dhammaan Daneeyayaasha boskaan (jagadan) waa inay buuxiyaan
foomka hoose.👇
https://forms.gle/YMXWG8VgkZz9gofJ6
Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh +251715357322 ama Call Center: 6203
Booqo website-ka Dauus si aad u hesho macluumaad dheeriya: Dauus