Printing

somalijobs
XAMAR SPECIALIZED HOSPITAL

Turjumaan English

XAMAR SPECIALIZED HOSPITAL

Job details

Posted Date

Aug, 17

Expire Date

Aug, 20

Category

Research/translation/report And Writings

Location

Mogadishu

Type

Full Time

Salary

---

Education

Degree

Experience

3 - 4 years

Job description

XAMAR SPECIALIZED HOSPITAL
Mogadishu - Somalia

FURSAD SHAQO OO BANAAN

Waxaa Dhammmaan la Ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in isbitaalka taqasusiga ee Xamar ay ka bannaan tahay jago shaqo oo ah:

  • Turjumaan English

Arji qabashadu waxay ka bilaabaneysaa 16-8-2025 waxa eyna ku egtahay 20-8-2025.

Skills and qualifications

Shuruudaha laga doonayo qofka soo codsanaya jagadaan waa sidan:

  • Bachelor degree Health Science

  • Experience 3 year

Mas’uuliyadaha:

  • U kala turjumaya Dhakhtarka iyo Bukaanka (Somali to English and vice versa)

  • Kor u qaadaya xiriirka bukaanka iyo dhakhtarka

  • U fududeynaya dhakhtarka arrimaha la xiriira shaqada iyo daryeelka bukaanka

How to apply

  • Waa in uu documents (CV) giisa oo Dhameystiran ku soo diro WhatsApp 0770956114

Waxaan la soo xiriiri doonaa inta qof ee short listiga ku soo baxda insha Allah.

Mahadsanidiin

Signature ___________

? [email protected]