Printing

somalijobs
XAMAR SPECIALIZED HOSPITAL

Umuliso (Midwife)

XAMAR SPECIALIZED HOSPITAL

Job details

Posted Date

Aug, 17

Expire Date

Aug, 20

Category

Health/wash

Location

Mogadishu

Type

Full Time

Salary

---

Education

Degree

Experience

5 - 6 years

Job description

XAMAR SPECIALIZED HOSPITAL
Mogadishu - Somalia

FURSAD SHAQO OO BANAAN

Waxaa Dhammmaan la Ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in isbitaalka taqasusiga ee Xamar ay ka bannaan tahay jago shaqo oo ah:

  • Umuliso (Midwife)

Arji qabashadu waxay ka bilaabaneysaa 16-8-2025 waxa eyna ku egtahay 20-8-2025.

Skills and qualifications

Shuruudaha laga doonayo qofka soo codsanaaya jagadaan waa sidan:

  • Bachelor of Midwifery in aad haysatid.

  • Experience 5 year oo ku saabsan umulisada.

  • Ruqsad/diwaangelin xirfadeed shaqo.

  • Aqoonta iyo xirfadaha la xiriira daryeelka hooyada iyo dhallaanka, iyo maaraynta xaaladaha degdegga ah.

How to apply

  • Waa in uu documents (CV) giisa oo Dhameystiran ku soo diro WhatsApp 0770956114.

Waxaan la soo xiriiri doonnaa inta qof ee short listiga ku soo baxda insha Allah.

Mahadsanidiin

Signature ___________

📧 [email protected]