Job details
Posted Date
Oct, 08
Expire Date
Oct, 12
Category
Health/wash
Location
Mogadishu
Type
Full Time
Salary
---
Education
Degree
Experience
2 - 3 years
Job description
FURSADO SHAQO (5 Fursadood)
Waxaa bannaan boosaska shaqo ee hoos ku xusan
1. Dhakhtar Guud (General Practitioner)
2. Kalkaaliye (General Nurse)
3. Khasnaji (Cashier)
4. Dawoyaqaan (Pharmacist)
5. Soo dhoweeye (Receptionist)
Skills and qualifications
SHURUUDAHA
1. Shahaado jaamaceed oo u dhiganta booska aad codsanayso
2. Waa inaad leedahay khibrad dhan ugu yaraan 2 illaa 4 sano.
3. Waa inaad ku hadli kartaa Luqadaha Soomaaliga iyo Carabiga ama English-ka
4. Waa inaad xirfad fiican u leedahay shaqo kasto oo la xiriirta booska aad codsanayso, hannaanka soo dhoweynta, laxiriirka bulshada, daryeelka bukaanka, iwm.
5. Waa inaad isticmaali kartaa computer-ka, faham fiicanna aad ka heysato.
6. Waa in aad diyaar u tahay in aad ka shaqayn karto xarumaha kala duwan ee Isbitaalka.
How to apply
Haddii aad buuxiso shuruudaha sare, fadlan codsigaaga ku soo dir: Email: [email protected]
Codsi-qabasahada waxa ay ku egtahay illa 12-ka bisha Oktoobar, 2023
FG: Cinwaanka Email-ka ha noqdo booska aad codsanayso