Printing

somalijobs
Dauus Company

Sales & Marketing

Dauus Company

Job details

Posted Date

Today

Expire Date

Oct, 07

Category

Business

Location

Puntland State Of Somalia

Type

Full Time

Salary

---

Education

Degree

Experience

1 - 2 years

Job description

BOOSKA:  Sales & Marketing 
GOOBTA SHAQADA: Carmo, Puntland
NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME)
DEADLINE: October 07,  2026.
MASUULIYADAHA IYO WAAJIBAADKA (JOB RESPONSIBILITIES)
1. Aqoonta farsamooyinka suuqgeynta casriga ah: Inaad fahamsan tahay qaababka cusub ee suuqgeynta.
2. Xirfad sare oo dhanka xidhiidhka dadka ah: Inaad leedahay karti aad dadka kula macaamilikarto, si fududna ku kasban karto.
3. Karti aad ku shaqayn karto xaaladaha cadaadiska leh: Inaad u adkaysan karto culayska shaqada, adigoo weli soo saaraya natiijo wanaagsan.
4. Ka qayb-qaadashada horumarinta istaraatiijiyadaha suuqgeynta: Inaad door ku leedahay dajinta qorshayaasha lagu iibinayo alaabta shirkadda.


Skills and qualifications

SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENTS).
1. Inuu haysto shahaado jaamacadeed oo ah Business Administration sida (Economics, Accounting, Marketing or Management).
2. Inuu aqoon durugsan u leeyahay xirfadda adeegsiga computer-ka (MS Office: Excel, Word & PowerPoint).
3. Inuu leeyahay khibrad shaqo oo dhan 1 sano ama ka badan.
4. Inuu yahay qof karti, hawl-karnimo iyo isla markaana leh xirfadda dhexgal bulshada.
 Fursaddan waxay u furan tahay qof kasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan.

How to apply

Sida Loo Codsado:
Dhammaan Daneeyayaasha booskan (jagadan) waa inay buuxiyaan
foomka hoose.👇
https://forms.gle/3KXwNww9RgAsU3N29
Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh Call Center: 3355 ama 905313533 
Booqo website-ka Dauus si aad u hesho macluumaad dhammaystiran: Dauus

Apply on -> https://forms.gle/3KXwNww9RgAsU3N29