Job details
Posted Date
Feb, 11
Expire Date
Feb, 19
Category
Business
Location
Puntland State Of Somalia
Type
Full Time
Salary
---
Education
Degree
Experience
1 - 2 years
Job description
BOOSKA: Sales & Marketing
GOOBTA SHAQADA: Carmo
NOOCA SHAQADA: SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME).
DEADLINE: February 19, 2026
Skills and qualifications
SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY (BASIC REQUIREMENTS).
1. In uu haysto Shahaado Jaamacadeed oo ah BUSINESS ADMINISTRATION sida (Economics, Accounting, Marketing or Management).
2. In uu leeyahay karti, Hawl-karnimo iyo dhexgalka bulshada.
3. In uu leeyahay aqoonta iyo xirfada iibka (Sales Technique).
4. In uu leeyahay khibrad shaqo oo dhan 1 sano ama kabadan.
Fursaddan waxay u furan tahay qof kasta oo buuxin kara shuruudaha kor ku xusan
How to apply
Sida Loo Codsado:
Dhammaan Daneeyayaasha boskaan (jagadan) waa inay buuxiyaan
foomka hoose.👇
https://forms.gle/4vcmjb1Kfe6u9mkPA
Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh Call Center: 3355 ama 907797598