Printing

somalijobs
Caafi Physiotherapy

Physiotherapist

Caafi Physiotherapy

Job details

Posted Date

Today

Expire Date

Jun, 24

Category

Health/wash

Location

Somalia

Type

Full Time

Salary

---

Education

Degree

Experience

3 - 4 years

Job description

Boos Shaqo: Maareeyaha Rugta Daawaynta Jirka  (Physiotherapy)

Goobta: Bulo Xuubey, Muqdisho, Soomaaliya

Nooca Shaqada: Wakhti Buuxa (Full-time)

Guudmar Shaqada (Role Overview)

Waxaan raadineynaa xirfadle aqoon u leh mareynta  Jirka (Physiotherapist), kaasi oo qaadan doona mas'uuliyadda buuxda ee maamulka iyo habsami u socodka shaqada maalinlaha ah ee xarunteena yar ee physiotherapy-ga ee ku taal Bulo Xuubey

Mas'uuliyadaha Muhiimka ah (Key Responsibilities)

  • Habsami u Socodka Shaqada (Operations): Kormeerka shaqada maalinlaha ah ee xarunta, agaasinka ballamaha bukaanada, iyo ilaalinta nadaafadda iyo nidaamka guud ee goobta.
  • Hantida & Qalabka (Inventory & Equipment): Maareynta agabka xarunta iyo hubinta in dhammaan qalabka daawaynta jirka uu si fiican u shaqeynayo oo loo dayactiro si joogto ah.
  • Xiriirka Bulshada (Community Relations): Inuu u taagnaado wejiga koobaad ee xarunta si loo dhisid kalsoonida iyo wacyigelinta dadka deegaanka Bulo Xuubey.

·         Xiriirka Xirfadleyda (Professional Networking): Awood xiriir iyo xirfado is-dhexgal oo xoogan, isagoo awood u leh inuu si kalsooni leh ula xiriiro isbitaalada, isla markaana uu xiriir wada-shaqeyneyd oo dhanka u-wareejinta bukaanada ah la yeesho dhakhaatiirta ku shaqada leh.

 

Skills and qualifications

Shuruudaha Qofka Laga Rabo (Requirements)

  • Aqoonta (Education): Shahaadada koobaad ee Jaamacadda (Bachelor’s degree) ee ku saabsan Daawaynta Jirka (Physiotherapy ama Physical Therapy).
  • Khibradda (Experience): 3 ilaa 5 sano oo khibrad shaqo ah oo dhanka daawaynta jirka ah. Waxaa la doorbidi doonaa qof horey u soo qabtay xil hogaamineed ama maamul rug caafimaad.
  • Luuqadaha (Languages): Inuu si fiican ugu hadlo Af-Soomaali iyo Ingiriis (Af-Carabiguna waa faa'iido dheeraad ah).

How to apply

Habka Codsiga (How to Apply)

Fadlan soo dir CV-gaaga iyo fariin kooban oo hordhac ah adoo isticmaalaya:

  • Email: [email protected]
  • Tel (WhatsApp): 770614444

 

Apply on [email protected]