Printing

somalijobs
Kalkaal Maternity Care

MIDWIFE (UMULISO)

Kalkaal Maternity Care

Job details

Posted Date

Oct, 03

Expire Date

Oct, 15

Category

Health/wash

Location

Sool

Type

Full Time

Salary

---

Education

Degree

Experience

2 - 3 years

Job description

ASTAANTA SHAQADA (J O B   Profile):                                     

BOOSKA:

UMULISO (1 position)

XARUNTA:

cusbataalka kalkaal WIDH-WIDH (KMC WIDH-WIDH Referral Health Center)

DEEGAANKA:

degmada WIDH-WIDH

TAYA QOFEED (PERSONAL QUALITIES)

1.     Qof u jajaban shaqada iyo lashaqaynta dadka kale.

2.     Qof aamina daacadna u ah shaqada uu qabanayo .

3.     Qof awood iyo karti u leh fulinta  culaysyada shaqada.

4.     Qof qancinkara macaamiisha iyo bukaanka.

5.     Qof degen oo hal dhagaysi leh ixtiraama dadka lashaqaynaya iyo bukaankaba.

Skills and qualifications

AQOONTA iyo KHIBRADA (QUALIFICATION)

  1. Waa inay leedahay aqoon barashda Umulisonima ah (MIDWIFERY) (degree)
  2. Waa inay ku soo shaqaysay umulisanimada  ugu yaraan laba sano.

How to apply

SIDA LOO CODSANAYO (HOW TO APPLY)

dhamaan kobiyada shahaadooyinka (certificates)oo ay ku jiraan warqadaha talabixita (recommendation letters) ee meeshaad kasoo shaqaysay, CV-ga iyo warqada codsashada shaqada (cover letter) waxaad ku soo diraysaa email: [email protected] 0633505506

F.G: mudada codsashadu waxay ku egtahay 3/10/2023-15/10/2023Codsadayaasha waxaa laga sii dooran doona (short list) sadexda qof ee ugu qiimaynta sareeya waxayna ku kala baxayaan imtixaan iyo waraysi (interview).

Apply on [email protected]