Printing

somalijobs
Federal Government Of Somalia

Smart Farming in Somalia: IoT Solutions for Sustainable Agriculture

Federal Government Of Somalia

Details

Posted Date

May, 28

Expire Date

Jun, 02

Location

Somalia

Category

Education

Description

Ogeysiis!

Ma tahay hal-abuure dhalinyaro ah, beeraley, ama qof xiisaynaya teknolojiyadda, jecelna inuu wax ka beddelo beeraha Soomaaliya?

Ku soo biir Barnaamijka Tababarka IoT (Internet of Things) ee Beerashada casriga ah – waa fursad waxbarasho oo lagu xalinayo dhibaatooyinka beeraha dalka, waxaana bixinaya Jamhuriya Incubation Center - JIC oo kaashanaysa Center for Innovation and Agropreneurship Development (CIAD) ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS.

Barnaamijkani wuxuu kugu qalabeenayaa xirfado dhanka IoT-ga ah si aad u horumariso una keento xalal beeraleyda ka caawiya sidii ay ugu shaqeyn lahaayeen hab casri ah oo waara, sida waraabka casriga ah, kormeerka dalagga, iyo waxyaabo kale oo muhiim ah.

Ujeedka barnaamijkan ayaa ah in dhallinyaradu iyo hal-abuurradu ku dhiiradaan teknolojiyadda si ay beeraha uga dhigaan kuwa hormarsan, loona helo ganacsiyo laf-dhabar u ah shaqo abuurka iyo koboca dhaqaalaha dalka.

Mudada: 1 bil (casharro toos ah + booqashooyin beeraha)

Codso hadda oo ka mid noqo Isbeddelkii tignoolajiyada beeraha Somalia :
https://forms.gle/yqBb6BcffEez2X2SA


Call for Applications!

Are you a young innovator, farmer, entrepreneur, or tech enthusiast passionate about transforming agriculture in Somalia?

Join the IoT for Smart Agriculture Training Program – a hands-on initiative implemented by Jamhuriya Incubation Center in partnership with the Center for Innovation and Agropreneurship Development (CIAD) of the Ministry of Agriculture and Irrigation of Somalia.

The program equips you with practical IoT skills to develop solutions for smarter, more sustainable farming, including smart irrigation, crop monitoring, and more.

The program aims to empower youth and innovators to use technology to modernize agriculture and boost job creation and economic growth.

Duration: 1 month (on-campus sessions + field visits)

Apply now and be part of Somalia’s agri-tech revolution:
https://forms.gle/yqBb6BcffEez2X2SA