WARGILIN: barnaamij Hal-abuur bulsho

Qatar Charity
Qatar Charity

Qatar Charity is a leading Gulf-origin nongovernmental organization dedicated to carrying out humanitarian and development programs to fight global poverty by working in partnership with vulnerable communities regardless of faith, race, gender or political beliefs Qatar Charity enables people to survive, recover and rebuild their lives while also empowering them to become self-sufficient through practical knowledge, focused expertise and innovative solutions We believe in fundamental dignity

Description

Hay’adaha UNICEF iyo Qatar Charity oo Iskaashanaya Ayaa Qabanaya Mashruuca UPSHIFT: Wajigiisa Saddexaad
UPSHIFT waa barnaamij hal-abuur bulsho oo loogu talagalay in lagu taageero dhalinyarada shaqo la’aanta ah iyo kuwa danyarta ah ee leh xirfado kala duwan. Ujeedada barnaamijkan waa in
dhalinyarada loo tababaro loona maalgaliyo fikradahooda ganacsi, si ay uga hortagaan caqabadaha noloshooda iyo kuwa bulshada, isla markaana u gaaraan isbeddel muuqda oo dhanka nolosha ah.
Barnaamijka UPSHIFT wuxuu awood siiya dhalinyarada Soomaaliyeed, isaga oo ka caawinaya xirfadaha iyo agabka ay u baahan yihiin si ay u aqoonsadaan dhibaatooyinka ay la kulmaan, iyo
sidoo kale kuwa bulshada haysta, una abuuraan xalal wax ku ool ah.
Sidaas darteed, waxaan ku wargelinaynaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee leh xirfadaha dhanka ganacsiga iyo hal-abuurka in hay’adaha UNICEF iyo Qatar Charity, oo iskaashanaya, ay qabanayaan barnaamijka UPSHIFT: Wajigiisa Saddexaad.
Barnaamijkan wuxuu dhalinyarada ka caawin doonaa sidii ay u heli lahaayeen maalgelin yar-yar (Micro Financing) si ay u horumariyaan hal-abuurkooda ganacsi una gaaraan himilooyinkooda.
Waxaa lagu dhiirrigelinayaa dhalinyarada inay ka faa’iidaystaan fursaddan qiimaha leh si ay u hormariyaan naftooda iyo bulshadooda.
Hadaba iska diwaan gali Linkagan hoose.
https://forms.gle/NX97ws3hXJyaq5aZ8

Attachments

Other Opportunities

Qatar Charity
Qatar Charity

362 Followers

Qatar Charity is a leading Gulf-origin nongovernmental organization dedicated to carrying out humanitarian and development programs to fight global poverty by working in partnership with vulnerable communities regardless of faith, race, gender or political beliefs Qatar Charity enables people to survive, recover and rebuild their lives while also empowering them to become self-sufficient through practical knowledge, focused expertise and innovative solutions We believe in fundamental dignity

See company details