Tender description
UJEEDDO: BAAHIN QANDARAAS.
Qandaraasyada Timirta Afurka Ciidanka Qaranka, Raashinka Xarunta Dhaqancelinta Maxamed Mooge ee Hargeysa iyo Khadka Printer Zepra ZD230
Xafiiska Guddida Qandaransyada Qaranka Somaliland, wax u baahinayaa, isla markaana ku wargelinayaa, dhammaan shirkadlayda yo ganacsatada reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha libka Raashinka, Qalabka iyo adeegyada kale iyo cid kasta oo danaynaysa u soo bandhigayaan Qandaraasyo iib Raashinka, Qalabka iyo adeegyada
kala duwan o loo doonayo Dawladda. Faahfaahinta Qandaraasyaduna waa sidan hoos ku qoran:
F.G: Waxaa la la socodsiinayaa dhammaan tartamayaasha sharafta leh in qaadashada qandaraasku uu xidhmayo February 13, 2023, maalinta Isniinta ah saacadu marka ay tahay 12:00 PM (Duhurnimo). Waxaana la furi doonnaa Qandaraasyadaas February
14, 2023,, maalinta Salaasada ah saacadu marka ay tahay 10:00 AM (Subaxnimo).
Qandaraasyadaas waxa lagu furi doonnaa Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka. Haddaba, shirkadaha danaynaya Oandaraasvadan, ha la soo xidhiidhaan
Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka, o ku yaalla Guriga Shagaallaha dhexdiisa ama Galbeedka Cumar Xaashi Building ama soo garaac Taleefannada kala ah
0634207765 ama 0634061899 ama 0634195994 ama 0634253709.
Attachments
How to apply
Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka, o ku yaalla Guriga Shagaallaha dhexdiisa ama Galbeedka Cumar Xaashi Building ama soo garaac Taleefannada kala ah
0634207765 ama 0634061899 ama 0634195994 ama 0634253709.
Alla Mahad Leh.
Maxamed Cabdilaahi Cabdiraxman (Caynab)
Agaasimaha Guud ee Guddida Oandaraasyada Oaranka