Job description
SOLTELCO
GO FAST. DO MORE.
We are HIRING
Sales Representative Officer
Berbera Branch (2 Positions)
Waajibaadka Shaqo
- Iibinta alaabaha iyo adeegyada shirkadda.
- Diiwaangalinta macaamiisha iyo gaadhista target-ka iibka.
- Ilaalinta Xidhiidhka macaamiisha iyo Xallinta cabashada.
- Bixinta xogta ay macaamiishu uga baahan adeegyada shirkadda iyo ku qancintooda.
- Wada shaqaynta shaqaalaha kale ee ka hawlgala waaxda iibka iyo shaqaalaha kale ee shirkadda.
- Qabashada Cash-ka ay macaamiishu bixinayaan, xisaab xidhka Cash-ka iyo Inventory-gaba.
Skills and qualifications
Aqoonta
- Bachelor Degree in Business Administration or related Field.
- Ugu yaraan Laba sano oo khibrad ah ama aqoon u dhiganta.
Xirfadaha Laga Rabo
- Xirfada iibka adeegyada.
- Xirfada Daryeelka iyo qancinta macaamiisha.
- Xirfadaha xidhiidhka macaamiisha iyo shaqaalaha.
- Xirfada Computer MS Office-ka oo muhiim-ka ah.
Attachments
How to apply
Apply Now
Qof-ka Doonaya inuu shaqadan u tartamo
- Inuu Codsigiisa shaqo CV-giisa iyo shahaadooyinkiisa kusoo diro [email protected]
- Ugu danbayn 15-ka March, 2026. Saacadu markay tahay 10:00pm (Habeenimo)