Job description
Jago Shaqo banaan: Barista
Goobta shaqada: Nugaal Hotel, Garowe (Soomaaliya)
Waaxda: Cuntooyinka iyo Cabitaannada (Food & Beverage – F&B)
Waajibaadka shaqada
- Diyaarinta iyo sameynta shaaha, qaxwada, casiirka iyo cabitaannada kale
- Ilaalinta nadaafadda guud ee baarka iyo qalabka lagu shaqeeynayo
- Si wanaagsan uga jawaabidda codsiyada iyo cabashooyinka macaamiisha
- La shaqeynta shaqaalaha waaxyaha kale ee hotelka
- Hubinta qanacsanaanta macaamiisha
- Ilaalinta waqtiga
- Daacadnimo iyo masuuliyad
Skills and qualifications
Xirfadaha Laga Baahan Yahay
- Khibrad baariiste ugu yaraan 3 sano oo ah maamulka baarka iyo sameynta cabitaanada kuleel iyo qaboow
- La macaamiil wanaagsan oo macaamiisha ah
- Wadashaqeyn iyo koox la shaqeynta
- Maareynta shaqada marka ay mashquul badan tahay
Attachments
How to apply
Qaabka loo codsanayo iyo shuruudaha kale
· Codsiga waxaa la geynayaa Reception Hotel Nugaal, waxaana codsiga loo gudbinayaa maamulaha Nugaal Hotel MD, Saalax.
· Codsiga waa warqada codsi ah iyo mid taariikh nololeed iyo xirfado shaqo
· Mushaarka wuxuu ku xiran yahay khibrada codsaha shaqada
· Codsiga shaqada wuxuu dhacayaa 10ka December 2026
FG: Booskaan wuxuu u furan yahay kaliya ragga/wiilal