AC & Electric Technician

TELESOM
TELESOM

Shirkadda Telesom waxa la aasaasay sannadkii 2002 waxaana iska kaashaday saamilay badan oo dalka u dhashay. Shirkaddu waxay xarumo ka furatay dalka oo dhan, iyada oo bilowday adeegyo casri ah oo aan markaa dalka laga aqoon sida adeega mobile-ka gacanta ee GSM-ka iyo Landline. Telesom muddadii ay jirtay waxay ku guulaysatay in ay noqoto shirkaddii ugu horaysay ee dalka ka hirgelisa adeegyo casri ah oo ay ku soo kordhisay adeegyadda Mobile-ka iyo Landline-ka, sida ZAAD (mobile money payment), a

Job description

Job description

Waxa Shirkadda Telesom ka bannaan hal Boos oo ah AC & Electric Technician xirfad leh oo aqoon iyo khibrad u leh qaboojiyayaasha (AC-yada) iyo dabka (Power), kana shaqayn kara rakibid, dayactir, iyo hagaajin nidaamyada AC-yada iyadoo la ilaalinayo badbaadada, tayada, iyo wax-qabad kaba.

Key Duties & Responsibilities

  • Rakibidda Split, Window, Cassette, Ducted, iyo VRF/VRV AC systems, oo ay ku jiraan indoor & outdoor units, copper piping, insulation, drainage, control panels, thermostats, iyo sensors.
  • Fulinta vacuuming, refrigerant charging, iyo commissioning nidaamka.

Dayactirka & Hagaajinta

  • Sameynta preventive maintenance (nadiifinta filters, coil washing, lubrication).
  • Ogaanshaha iyo hagaajinta ciladaha compressors, condensers, evaporators, fans, motors, expansion valves, control boards.
  • Hagaajinta refrigerant leaks, beddelidda qalabka cilladaysan, iyo hubinta refrigerant levels & pressures.

Dabka & Kaantaroolkiisa:

  • Hubinta iyo hagaajinta contactors, relays, capacitors, iyo wiring.
  • Cabbiridda voltage, current, insulation, phase balance.
  • Xallinta dhibaatooyinka thermostats iyo temperature controllers.
  • Hubinta grounding sax ah iyo badbaado koronto.

Skills and qualifications

Qualifications

  • In uu ka baxay Dugsiga Sare oo Farsamada Gacanta ah, gaar ahaan takhasuska AC iyo Nidaamyada Dabka, Haystana shahaado la aqoonsan yahay oo AC & Dibka ah.

Khibrad Shaqo (Experience)

  • Ugu yaraan waa in uu leeyahay 2 sano oo khibrad shaqo ah oo la xidhiidh rakibidda, dayactirka AC systems-ka iyo shaqooyinka Dabka.
  • Waa in uu Aqoon fiican oo ku saabsan badbaadada korontada iyo isticmaalka qalabka farsamada si ammaan ah uu leeyahay.
  • Waa in uu awood u leeyahay akhrinta wiring diagrams-ka iyo technical manuals-kaba.
  • Waa in uu adkaysi u leeyahay culaysada shaqada, kana shaqayn kara goobo kala duwan.

Attachments

Similar Jobs

TELESOM
TELESOM

38 Followers

Shirkadda Telesom waxa la aasaasay sannadkii 2002 waxaana iska kaashaday saamilay badan oo dalka u dhashay. Shirkaddu waxay xarumo ka furatay dalka oo dhan, iyada oo bilowday adeegyo casri ah oo aan markaa dalka laga aqoon sida adeega mobile-ka gacanta ee GSM-ka iyo Landline. Telesom muddadii ay jirtay waxay ku guulaysatay in ay noqoto shirkaddii ugu horaysay ee dalka ka hirgelisa adeegyo casri ah oo ay ku soo kordhisay adeegyadda Mobile-ka iyo Landline-ka, sida ZAAD (mobile money payment), a

See company details