Job description
Baahin 5 macalin
European College Waxay ay ogaysiinayaa bulshada reer hargaysa in Collegeku ka 5 boos oo macalimiin ah uu qaadaanayo 5 macalin oo kala ah:
- Chef cook
- Host aviation
- Hair design
- Solar
- Hospitality (Hotel Management)
Waqtigu shaqadu waa Galinka Hore (Morning Shift)
Skills and qualifications
Shuruudaha laga doonaaayo macalinka:
- Macalinku shahaado jamacadeed ama wax u dhigma.
- Khibrad macalinimo leeyahay.
- In uu aqoon u leeyahay dajinta manahajka iyo dhamaystirkiisa (scheme of work)
Attachments
How to apply
Qaabka loo codsanaayo shaqooyinkan :
Hadii aad tahay tartame buuxin kara shuruudaha fadlan ku soo dir CVgaaga oo ay la socoto warqada codsiga (Application letter) Emailka Collegka ee hoos ku qoran
Tel: 0633742929
..................................................
NAGUSOO BIIR --- SOMALI JOBS
Telegram: https://t.me/somalijobsinc
Linkedin: https://www.linkedin.com/company/somali-jobs/
Facebook: https://www.facebook.com/somalijobs
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somalijobs
Twitter: https://twitter.com/somalijobs
Instagram: https://www.instagram.com/somalijobs/
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tiriig.somalijobs
.................................................