Dirawal (Driver)

SomFarm Fresh (SomFresh)
SomFarm Fresh (SomFresh)

SomFarm Fresh (SomFresh) is a fruit & vegetable wholesale and import company, based in Hargeisa, Somaliland. It supplies high quality and fresh fruits and vegetables to the local markets, through wholesale distribution. Our products reach east and west regions of the country, where by our valuable customers re-distribute and retail our premium fresh produce.

Job description

Somfarm Fresh Xayaysiis shaqo - Dirawal

Shirkadda Khudaarta Darayga Ah ee SomFarm Fresh waxay naadinaysaa Dirawal ay u qaadanayso xarunta Shirkadda Hargeisa.

SomFarm Fresh waxay u baahan tahay 1 Darawal.

Skills and qualifications

Shuruudaha Booska

·         In uu Ugu yaraan 2 sano oo waayo-aragnimo darawalnimo ah leeyahay.

·         Inuu haysto liisan darawal oo ansax ah.

·         In uu khibrad u leeyahay gawaadhida waaweyn, sida dhaynaha, Shaamboo ga iwm

·         Inuu yaqaan waddooyinka Hargeisa iyo deegaannada ku dhow.

·         Inuu yahay qof daacad ah, masuul ah, oo ilaaliya wakhtiga & gaadiidka shirkaddaba.

·         In ay da’diisu u dhaxayso 25 illaa 35 sano jir

·         In uu diyaar u yahay in uu shaqada bilaabo subaxda hore – 4-5 ta subaxnimo

·         In uu diyaar u yahay inuu si wanaagsan ula shaqeeyo shaqaalaha.

·         In aanu lahayn wax balwad ah sida; qaadka iyo sigaar ka.

Attachments

How to apply

Dukumentiyada Laga Rabo

Codsi shaqo taas oo uu ku soo qorayo khibradiisa shaqo ee wadista gaadiidka.
• Aqoonsi – Somaliland

• Liisan ka Darawalnimada

Muddada  Qabashada Codsiyada

Qabashada codsiyadu waxay ku egtahay 13/8/2008 

Fiiro Gaar Ah: Kaliya musharraxiinta buuxiya shuruudaha ayaa lala soo xiriiri doonaa.

Similar Jobs

SomFarm Fresh (SomFresh) is a fruit & vegetable wholesale and import company, based in Hargeisa, Somaliland. It supplies high quality and fresh fruits and vegetables to the local markets, through wholesale distribution. Our products reach east and west regions of the country, where by our valuable customers re-distribute and retail our premium fresh produce.

See company details