WordPress Designer Intership

Damal Technology
Damal Technology

Damal Technology waa shirkad ka shaqaysa samaynta website-yada iyo maamulida Social Media-ha.

Job description

Title : WordPress  Designer Intership

Damal Technology waa shirkad ka shaqaysa samaynta website-yada iyo maamulida Social Media-ha.

Hadaba waxa ka banaan boos shaqo WordPress  Designer oo internship ah .

 

Skills and qualifications

Shuruudaha shaqada

  1. inuu aqoon u leeyahay WordPress
  2. Inuu si fiican u isticmaali yaqaano computer ka
  3. Inuu laptop haysto
  4. Inuu dagan yahay magaalada hargeisa
  5. Inuu fulltime shaqayn karo
  6. Inuu haysto shahaado ugu yaraan mid dugsi sare ah.
  7. Inuu yahay qof la shaqayn kara teams kala duwan.
  8. Inuu fahan fiican ka haysto aqoonta ICT ga
  9. Inuu qancin karo si fiicana uu ula dhaqmi karo macaamiisha shirkada .

Attachments

How to apply

Hadii shuruudaha xaga sare ku xusan aad buuxin kartid waxaad CV gaga aad noogu soo diri kartaa whatsapp lanbarkan hoose.

0634268483

Email:  [email protected] 

Fadlan soo dir CV gaga inta ka horeysa 20/9/2022

  ..................................................

NAGUSOO BIIR ---  SOMALI JOBS

Telegram: https://t.me/somalijobsinc

Linkedin: https://www.linkedin.com/company/somali-jobs/

Facebook: https://www.facebook.com/somalijobs

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somalijobs

Twitter: https://twitter.com/somalijobs

Instagram: https://www.instagram.com/somalijobs/

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tiriig.somalijobs

.................................................

Similar Jobs

Damal Technology
Damal Technology

13 Followers

Damal Technology waa shirkad ka shaqaysa samaynta website-yada iyo maamulida Social Media-ha.

See company details