Job description
XAMAR SPECIALIZED HOSPITAL
Mogadishu - Somalia
FURSAD SHAQO OO BANAAN
Waxaa Dhammmaan la Ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in isbitaalka taqasusiga ee Xamar ay ka bannaan tahay jago shaqo oo ah:
-
Umuliso (Midwife)
Arji qabashadu waxay ka bilaabaneysaa 16-8-2025 waxa eyna ku egtahay 20-8-2025.
Skills and qualifications
Shuruudaha laga doonayo qofka soo codsanaaya jagadaan waa sidan:
-
Bachelor of Midwifery in aad haysatid.
-
Experience 5 year oo ku saabsan umulisada.
-
Ruqsad/diwaangelin xirfadeed shaqo.
-
Aqoonta iyo xirfadaha la xiriira daryeelka hooyada iyo dhallaanka, iyo maaraynta xaaladaha degdegga ah.
Attachments
How to apply
-
Waa in uu documents (CV) giisa oo Dhameystiran ku soo diro WhatsApp 0770956114.
Waxaan la soo xiriiri doonnaa inta qof ee short listiga ku soo baxda insha Allah.
Mahadsanidiin
Signature ___________