Job description
ASTAANTA SHAQADA (J O B Profile):
BOOSKA:
UMULISO (1 position)
XARUNTA:
cusbataalka kalkaal WIDH-WIDH (KMC WIDH-WIDH Referral Health Center)
DEEGAANKA:
degmada WIDH-WIDH
TAYA QOFEED (PERSONAL QUALITIES)
1. Qof u jajaban shaqada iyo lashaqaynta dadka kale.
2. Qof aamina daacadna u ah shaqada uu qabanayo .
3. Qof awood iyo karti u leh fulinta culaysyada shaqada.
4. Qof qancinkara macaamiisha iyo bukaanka.
5. Qof degen oo hal dhagaysi leh ixtiraama dadka lashaqaynaya iyo bukaankaba.
Skills and qualifications
AQOONTA iyo KHIBRADA (QUALIFICATION)
- Waa inay leedahay aqoon barashda Umulisonima ah (MIDWIFERY) (degree)
- Waa inay ku soo shaqaysay umulisanimada ugu yaraan laba sano.
Attachments
How to apply
SIDA LOO CODSANAYO (HOW TO APPLY)
dhamaan kobiyada shahaadooyinka (certificates)oo ay ku jiraan warqadaha talabixita (recommendation letters) ee meeshaad kasoo shaqaysay, CV-ga iyo warqada codsashada shaqada (cover letter) waxaad ku soo diraysaa email: [email protected] 0633505506
F.G: mudada codsashadu waxay ku egtahay 3/10/2023-15/10/2023Codsadayaasha waxaa laga sii dooran doona (short list) sadexda qof ee ugu qiimaynta sareeya waxayna ku kala baxayaan imtixaan iyo waraysi (interview).